logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cunaabi mp3 ahaan

Sawirka Cabdirisaaq Kaka

Cabdirisaaq Kaka

DajisVideo info Whatsapp

Our Snap: Lamaane

Embed

Fikradaada ka dhiibo heestan

Cunaabi lyrics

cimrigay intaan jiray caynba cayn haweenka
canabeey adoo kale wali carada kuman arag
sida canabka beeraha canbe soo gaduutaa
nafta aad cajabiso ruux u cuntamaysee
Lyrics by Masuul.com

caloolyowga igadaa calafkayga noqotee
aan caleema saarnee soo xidho cunaabiga
aan wada cawaynee

cirka oo onkodayoo soo curiyay roobiyo
cagaar soo iftiimaad ayan iila cayn tehee
adaan kaa calmadayee caafimaadkii noloshaay
jacayl waa cudoonyee caashaq ma isku keen galay

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --