VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hoheey lacagay - Lyrics

hugii sharaftiyo haybadii quruxdaay habeen lummayoo haco la hadhaay midaan hal luntay horeba loo waydin adaa hodayoo hawada dhiga oo adaa hafraya oo halyay ku tilmaama oo hayntiisa yar uun heelada ugu tuma hoheey lacageey wax kala haadshaay walee ninkii haya waad u hadashaa hoheey lacageey horseed wacaneey humaag beenoo hiran jiraneey halyeey geesiyoo hormud noqon kara adaa huniyo hudhaydh ka dhiga adaa hakiya oo hoos u celiya oo waliba hadalkiisa haw haw ku tilmama hoheey lacageey wax kala haadshaay walee ninkii haya waad u hadashaa
Queue is empty
-- / --