VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ma heshiinaa mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Cabdirisaaq Kaka
Ma heshiinaa

Higil nuurliyo
Daruur hoortaay
Hiigsigeygaad ku Hogaantooo

Kashaad hurisoo
Ku haweysatee
Ma hishiina

Jacayl hoodiyo
Hibo garasho leh
Loo hadoodiley
Ma habeynaaa

Sidii hogoshii
Ha hilaacee
Kadhowr hadimoo
Hinji oo garo

Horoo socodkiyo
Himilada bogoo
Hadafkana dhowr

Jacayl hoodiyo
Hibo garashale
Loo hadoodiley
MA habeynaaa

codkii Cabdirisaaq Kaka