VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhadhami - Lyrics

caaqilow dhabtii roobkoo dhibcoo dhulka simay doogu adigaa ka dhigan dhaayahana u roon muuqana wax dheer nafta kii dhayee caashaqii mar dhibay aan ku dhaafinoo ha iga dhiman macaan jacaylkaan dhisnaa dhalay dheef liblee dhaydan xoorku ladhay hooyoo macaan bal dhadhami nashaaday dhabtii cadceedoo dharaar dhulkoo doogu simay adigaa iiga dhigan dhugasho ku wacan quruxdana wax dheer xidigtaan jantee iyadoon i dhibin nafta dhiirisaay ha iga dhimana macaan jacaylkaan dhisnaa dhalay dheef libee dhaydan xoorku ladhay hooyoo ila dhanoo macaan bal dhadhami
Queue is empty
-- / --