VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hanaan qurux - Lyrics

hanaan qurux huwana xishoodkay hilaad wacan tima haldhaaleey hormuud dumar midib uhurud lahaay halyeey gob ah halyeen dulqaad lahow xareed halac leh iyo hirdooglow haraad tira hadal macaan low hablaha adigaa udooran qalbiga kaligaa u heelan agtaada anaaba kuhaystee naftaada naftayday ho dhe agtaaaada agtaada hoo hoo anaaba ku haystee hee hee naftaada naftayda hoodhe hamigu adiguu ku raacay qalbiga kaligaa u heelan agtaada anaaba ku haystee naftaada naftayda hoodhe agtaada hoo hoo anaaba ku haystee hee naftaada nafytayda hoodhe hoygii cashaqa barbaarshay hamuun tira loo hiloobay midiii aan la hurin warkeeda habsoo dhe bogayga huunow kusoo hiro ruux ku howlan inay ku heshoy agjoogto hablaha adigaa udooran qalbiga kaligaa u heelan agtaada anaaba kuhaystee naftaada naftayday ho dhe agtaaaada agtaada hoo hoo anaaba ku haystee hee hee naftaada naftayda hoodhe hamigu adiguu ku raacay qalbiga kaligaa u heelan agtaada anaaba ku haystee naftaada naftayda hoodhe agtaada hoo hoo anaaba ku haystee hee naftaada nafytayda hoodhe
Queue is empty
-- / --