VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Malyuun - Lyrics

Markii aan Ku doortee Malyuun haween gabi Adi kaaga maarmee Murugaba idaysee Miyirkiyo xasuustiyo Maankaad Ku taalo Waxaan kugu masaalaa Mahiigaan roobkoo Muqdishito nugaaliyo maanshey sooloo Mirta dhexe hargaysa mugiciyo xareed dhigay Kalgacaylku muuniyo Micni waxuu Ku leeyahay markii La isla qaate Sideena ay laba matalayaan Marwadaan jeclaayee Mudantii haweenkaan Waxaan kugu masaalaa Sida sheelh maxauunoo Mahuraanka diintiyo Aayado macneeyoo tii ilaahay mooyee aanacau aduunyadae
Queue is empty
-- / --