Markii aan Ku doortee
Malyuun haween gabi
Adi kaaga maarmee
Murugaba idaysee

Miyirkiyo xasuustiyo
Maankaad Ku taalo
Waxaan kugu masaalaa
Mahiigaan roobkoo
Muqdishito nugaaliyo
maanshey sooloo
Mirta dhexe hargaysa
mugiciyo xareed dhigay

Kalgacaylku muuniyo
Micni waxuu Ku leeyahay
markii La isla qaate
Sideena ay laba matalayaan
Marwadaan jeclaayee
Mudantii haweenkaan
Waxaan kugu masaalaa
Sida sheelh maxauunoo
Mahuraanka diintiyo
Aayado macneeyoo
tii ilaahay mooyee
aanacau aduunyadae

Exit mobile version