VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nagaansho - Lyrics

Raxmad iyo barwaaqaa Cumaraw rumowdoo Reerkaagii sawda caawa waad rafiiqdeen Idinkuna RAXMAANKAN duco idiinka reebna Noqda labadaan rafaad mudan kala roorin waligod Ubad aad rabaysaan RABI idinka beeryo Raas lagu nagaadiyo Loo wada riyaaqoo ku raaxaysta nolol wacan Raaskaad ka dhalatiyo Rugti aad yagleelsheen Waa raasamaal guur Loo wada riyaaqee Way idin rumawdee Riyadeenii gaadhee Nolol lagu raaxaystiyo Rajadiinu waa khayr
Queue is empty
-- / --