VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rumaan - Lyrics

rajadaydaaay taan ku raayaaay rug barwaaqooy raasaamaaleey raaliyadii naftu raacdee haddaan la raxmad la ruxay maanka adna ruxday nafta ruuneey run ahaantii ku rushaysaa rabigeey tuu iigu deeqaay oo rumaaneey kugu riyaaa naf ku raacdaad raalli gelisaa rug ku jeceloo kuu riyaaqdoo rafiiqaageey raadisaayooo oo rummaaneey ku riyootaaa riix udgoonleey sida roobkuba dhirta rucubiyo ubax ugu raray isha ruuneey kula raacaa haddaan raxmad la ruxay maanka adna ruxday nafta ruuneey run ahaantii kuu rushaysaa rabigeey tuu iigu deeqaay gogol raaxoo ruux udgaanlaay oo rumaaney kugu riyaaq naf ku raacdaad raalli gelisaa rug ku jeceloo kuu riyaaqdoo rafiiqaageey raadisaayooo oo rummaaneey ku riyootaaa...
Queue is empty
-- / --