rajadaydaaay taan ku raayaaay
rug barwaaqooy raasaamaaleey
raaliyadii naftu raacdee
haddaan la raxmad la ruxay maanka
adna ruxday nafta ruuneey
run ahaantii ku rushaysaa
rabigeey tuu iigu deeqaay
oo rumaaneey kugu riyaaa

naf ku raacdaad raalli gelisaa
rug ku jeceloo kuu riyaaqdoo
rafiiqaageey raadisaayooo
oo rummaaneey ku riyootaaa

riix udgoonleey sida roobkuba
dhirta rucubiyo ubax ugu raray
isha ruuneey kula raacaa
haddaan raxmad la ruxay maanka
adna ruxday nafta ruuneey
run ahaantii kuu rushaysaa
rabigeey tuu iigu deeqaay
gogol raaxoo ruux udgaanlaay
oo rumaaney kugu riyaaq

naf ku raacdaad raalli gelisaa
rug ku jeceloo kuu riyaaqdoo
rafiiqaageey raadisaayooo
oo rummaaneey ku riyootaaa…

Exit mobile version