VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sagal - Lyrics

Sabanadan dhamantood Hablaha saaran dunidiyo Suleekhada la sheegee Sifaha iyo quruxdiyo Jeerow aad ka sidataa Jacayl saayidiyiyo Niyad saafiyaan Sagal kuu hayaaye Ee illaah sad iyo calaf Sagal ha igu kaa simo Ha ii sugnaato nolushiye Niyadii samaaniyo Qurux ay saldhigatee Dhaqan suuban oo wacan Saluug lava ilaashee Waalidkeed so barbaarshey Rag ku sahamiyaayoo Sangayo xoolaba Sooryo looga bixiyaa ee ilaah sad iyo calaf Sagal ha igu kaasimo Ha ii sugnaato nolushiyee
Queue is empty
-- / --