Suhuureey inaabtaay
Dumar tii usidatee
Haween haween
Haween ugu saraysaay
Sunta caashaq een qabee
Sambabadayda saaqdee
Miyaad iigala siman tahay
Mise waaaad isiraysoo
Wadnahood aad saaftiyo
Beenbaad igu sabaysaa
Saadirkaan baryaayaa
Sad inaan wadaagnoo
Sadriga iyo maankana
Samo aan kudoojiyoo
***************************
Suhuureey inaabtaay
Cadceedoo salaad hore
Soosaartay nuurkaay
Sahal maaha jacayloo
Iga soomi oontee
Dadka taan kasoocdaay
Ee ma iiiiii ilasocotaa
Mise sahankaleetiyoo
Saadaalbaad kumaqan tahay
Saadirkaan baryaayaa
Sad inaan wadaagnoo
Sadriga iyo maankana
Samo aan kudoojiyo

Lyrics by Cabdi Ismacil

Exit mobile version