VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Awaarsaday aawada - Lyrics

Aduunyada igama reenin Nasiibkuna igama eexan Rajanna annigaa lahaayoo isuma aadin taladuyee Dhacdayoo Waa amar ilaahay iseektayee Ha ila eegan Abaarsaday awadaayoo ciil iyo il igu dhamaatay Aqoon daridayda eegay Inaankaan xubigii u aayay Iminkaan aragtidaa ubaahday IMankaan ooridaa udiyaar ahay Ha iga aarsan idaaweeyoo ku noqon maayee idaaweey Ana shalay kaa ordaayayee Maantana waan ku ogalaaday Hadaan axadigii ka booday Hadana kaa ooli waayee Miyaan dumar ugu horeeyay Abaarsaday awadaayoo ciil iyo il igu dhamaatay Aqoon daridayda eegay Inaankaan xubigii u aayay Iminkaan aragtidaa ubaahday IMankaan ooridaa udiyaar ahay Ha iga aarsan idaaweeyoo ku noqon maayee idaaweey
Queue is empty
-- / --