VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maareey ujeedada - Lyrics

Mudantii habeenkaay Kala maarmi meenee Muxibada dareenkiyo Ha igu muusin caashaqa Naa hooy caashaay Maareey ujeeda Meel sare aan gaarnee Adiguna bal caashaay Ha wada meeleenee Maareey ujeeda Meel sare aan gaarnee Murigiada jaceylkiyo Nafta waxay umuuqataa Inaad meel la joogtidee Adiguna Macaanoow Anwada maareenee Maareey ujeedada Meel sare aan gaarneey Muxibada dareenkyio Ha igu muusin caashaqa Mareerkoo bilsaadiyo Mareer canab la moodyee Naa hooy caashaay Maareey ujeeda Meel sare aan gaarnee Adiguna bal caashaay Ha wada meeleenee Maareey ujeeda Meel sare aan gaarnee Sida geed magooloo Ubax midibyo badaniyo Miisaamay laamaha Ay naft ku moodaa Adiguna Macaanoow Anwada maareenee Maareey ujeedada Meel sare aan gaarneey
Queue is empty
-- / --