VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sida codku - Lyrics

cishiyo laba caano maal codkaaga hadaanan maqal kumaynaan wada cawaayn caraabaha kama nastoo caqtaydu majooqsatee sidii curad hooyadii cawaloow ugu tidhaa caynkoodaad igu tahoo caashaqa wadaajinoo hadaadan kuwacan nasiin cirkoo caro edeq dhamaan camuuda waraabiyoo barwaaqana caan kadhigay dhalintu caways yihiin ciyaaro usoo baxeen hablaha ragu soo calmado siday codka uga rogaan
Queue is empty
-- / --