VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aroos wacan - Lyrics

Arooskani mudan Farxad iyo mushaxarad Waa mid lagu milee Maamuus ehelkood Mar waliba ducada Ay ku meeriyeen MAWLUHU ajiib Anaguna murtida lama maaginoo Waa mid loo huree Marwo xurmo leh Iyo mudanahaa is helay Meherkooda dhacay Lagu wada mabsuud Oo lagu maqsuud Lamaane jacayl Muhashada weheshigood Midhihii gurtoo Macaankeeda noloshana Mar hadaad midnimo Duco magansateen Macaash waad besheen
Queue is empty
-- / --