Inii aad i baratoo
U buux dhaafshay
Dunida ani ibaro
Waa jacaylkee

Adigoo aan boodayn
Ha beenayn ha beenayn
Barashada lama naa
Baahida kalgacalka leh
Calafkeed ka yeedhiyo
Bishaaradiyo arooskana
Ha beenayn

Ana wali bartii oo
Beerkiyo wadnaha iyo
Boga igaga mudaybaa
Wali iga bogsoonoo
Caashaqa yaan la beenayn
Caashaqa yaan la beenayn

Exit mobile version