jacaylka dushaydiyo
laabtayda galiyoo
aniga oon gu' waynayn
naftaydii u guuxdoo

diniyaad lacageed iyo
goonyo kuguma aan galin
waxse aan gocanayaa
garashadaadii liicdiyo
godobaan tirsanayaaa

Exit mobile version