VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Salalaa lix jeer - Lyrics

intuu lubigay ku raacay habeenkii hurdo kaama lado waxaan salalaa lix jeer dharaartii ma laamadoodo laabtaan kugu qoraa xusuus markay ladanaw dhigeenu lool caashaq wadaagayaan leg isu casuumayaan ayaan kali luudayaa la'aantaa aawadeed lug iga maqanbaan tabaa si aan lahashada u da'aayo hilowgana uga ladnaado liibaanta ifka ugu mudan goormaan wada laasanaa intay naftu kugu ladnaatay laxaadku dhinaacaad jirtay ayay luguhu sidaan
Queue is empty
-- / --