VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wakhti - Lyrics

waligaa dhib lama waabo wado qalada lama jeexo qalbi kuu walwalaya dhiig waabay lama siiyo wari iyo wacdaro ciile wanaag lagama doormoodo udub la isu geeyoo taariikhdu siday warisay hadii aad ka waatoobin wacad qabe ma liibaano waqtigaa iiga xaale
Queue is empty
-- / --