Xasuustii dhexdeeniyo Xafladaan ku kulanaa Xiisaheegii waynaa Aan xusnee xagaagii
Xaaladaha la soo maray Xog ogaal u noqo oo Xafid yay ku seegine
Inta aan xabaashiyo Xayndaabka la i dhiginee Xabiibtii xayaatii wax ila qabo