gorgoryahoow igaadhsii
gabalbaa igadhacayee
gabantaan tirsanayay
garab ha iga reeban
gacantayda marsoo gali
gorgoryahoow igaarsii
gacal aynu noqonee
gucun male aar iyo
intay gibil wadaagaan
adaa guud maraayee

Exit mobile version