VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hooyo macaan – kaban - Lyrics

markaan ku arko waan ka maqsuudi lahaa murugadaa qabee hooyo macaan muuqqgu wuu iga maydhi lahaa dhibtaan soo maree hooyo macaan intaan kaa maqnaa waan maaganoo qunfac iyo hurdaba waan iska maanacee hooyo macaan maama aragtidaa waxay iila midtahay anigoo makk iyo madiinaba tagoo xajka soo maree hooyo magan ilaah markastaba ahoow maamooy dhibaad ilasoo martee miisaan xaqaa lama magi karee mininkaa janada mawlaha haka dhigo
Queue is empty
-- / --