VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Igadaa gilgilashada - Lyrics

geyi dheer jacal tegay oo galbadee mar hore tagay oo aan la gaarayn hakadaba guclaynin aan gamee naf yahay hurdada hayga gayo gayaan kale ma waayine naftey guhaadiyo igadaa gil gilashada gabaybaa mar hore yidhi xiligaad ka gudubtiyo galinkii kudhaafaa gadaalkuuma soo maro
Queue is empty
-- / --