VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shabkax - Lyrics

naftayda waan la doodayaa hadlkan waan daboolayaa dibadaa waa udiidayaa adiga waanku daryeelayaa jaclka waan udadaalayaa dibada waan udiidayaa sidaan kaaga daba dhacay adna iigu duubnow doqon iga nasiib lahoo ii daran hanoqonine cirka oo darooriyo sida hogol dayasiyo daruuraha hilaacan kuu daawadaayoo dushaan kaa ilaashaa kuma dayn karaayee
Queue is empty
-- / --