VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shinbiryahow - Lyrics

shinbiryawood dabaylaha daruuraha dhex marayaa daa inkii ku uumaa orada kuugu dawgalay ana inaan nin dilan ahay dakharadii jacal qaba deerkaama saarnoo dushaydaad waad ka aragtaa shinbiryahoow dunidda idil meeshii aad doontaba adigaa uduuloo damaashaad kuwada mara dal fogoo aanan gaadhay dag dag adaa ku tagi kara adaan daalin socodoo waligaa dekaaminee abidkaa ha igu didin ku dagaali maayee waxbaan kuu dirsanayaa war qadam daboolane dusha sawirku kaga yaal dawadii qalbiga dag dag iiga gaadhsii waanadu madeeqdoo dadkiibay caloobeen dhe duco iyo quraanbay wadaadadii ku daaleendhe aduu kugu danseegoo dumarkaleba inankii qalbigiisu diidyoo caashaqiina muudayn dheh adoo imika duuloo daadihiya mooyee dawo kalena loowaadhe adna doqon la caashaqay deeqaay hanoqonoo usoo dabac dhe inankii
Queue is empty
-- / --