Heesta Rasmi Qaran - Lyrics
Farhia Fiska 'Farxiya'
Somalidu runtii
dhib ku raagay
beey u rafaadsantoo
a u rafadsantoo
waxa riiqayoo
riiqayoo
rifay waa qabiilee
Waxaa riiqayoo rifay waa qabiilee
Rabiyoow dalkeena is raaciyoo
Rabiyoow dad keena is raaciyoo
Raxmadaada sida roob ugu dadoo
Rasmi qaran ahoow raali laga yahoo
lagu reeya keen RAXMAANOOW nasii
RAXIIMOOW nasii
Abdi Abdullahi Leyloon
Somalida runtii wax ragaadiyoo
kala roorka baday kala roorka baday
Reer reer ka dhigay reer ka dhigay thanks fisk &abdi
Rogay waa Qabiil
Rabiyoow dad keena is raaciyoo
rabiyoo dalkeena is raaciyoo
Raxmadaada raxmadaada
sida roob ugu dad oo
Rasmi qaranahoo raali laga yahoo
rasmi qaranahoo raali laga yahoo
lagu reya keen RAXMAANOOW na sii
RAXIMOOW na sii AAMIIN ILAAHOW NASII
Lyrics by: ikraan