VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Inan - Lyrics

Aniga aragaagu waa ii Abshire ma ogtahay inan yahay Ayaan qudha kaama Adkaysan karee ma ogtahay inan yahay 2x Hadad agagaarka agtayda timad Waan ku oon bixilaa 2x Uurkiyo laabtad ku Abuuran tahe ma ogtahay inan yahay Ood iftiin wacan iyo ilays Utahee ma ogtahay inan yahay 2x Hadad agagaarka agtayda timad Waan ku oon bixilaa 2x
Queue is empty
-- / --