VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jawharad - Lyrics

Masku jawharadiisiyo Jeexyadu ilmaha dhigo Kama jeesto mirashada Nabo jecel ladaymada Jidgooyadii hore Jid marbay ka dhigataa 2x Jeexaygii midigeey Adigana gujidaladaday Suurtay ii jabayee 2x Marmarban jaleecada Waxan kaaga jeedaa Adoo jooga meeel Cirjiitamay jilbaha dhigay Xalaytana jirday miray Marna waxna kaaga jeedaa Adigoo dhex jalbeeb saday Meel jirka geedkiyo Jeexii sareeeyo Jaban irida laamuhu Isku jiilin qaarkii 2x Oo jamashadaadi jalkii qaadan wayo Jibaad ololayee 2x Sida geed ji dheeriyo Jidhan dhagaxle soomaray Maw jimimicdaayo Sidan kuugu jeel qabo Adna maw jiraban tahay Adna maw jiraban tahaayee Markaso jirbaha iyo Jaanta ma isa saarnaa Marna jiir dibaacsiga Qalbiga mayga jiidhaa Jawaabtaadi waayee Inan jiraba ma ogidee Inan jiraba ma ogidee
Queue is empty
-- / --