VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xaawo - Lyrics

Xiisihi kalgacalke Xusuustooda laabtiyo Xididada dhiiga xambariyo Ku xeeran qalbiga 2x Xumad igu shidaayoo Xasadiidayee Xaalku waygu ligan yahay Xidigahan lalaayaa 2x Xuralcayntii dumarkaay Xulashadii naftaydaay Xaawa xawa xawoy xagaaga yanka mudanine 2x Xaalkaagu siduu yahay Xili qudha ma moogiye Xalay waxad ku baridaan Xansadaa aroortii 2x Xurmo iyo xanaanaan Caashaqa ku sidayaa Xabaal intan galayana Naftayda wan xajinayaa 2x Xuralcayntii dumarkaay Xulashadii naftaydaay Xaawa xawa xawoy xagaaga yanka mudanine 2x
Queue is empty
-- / --