VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaxal gal - Lyrics

jaccayl dhaboo abidkii dhamaan anaa dhabarka saartee axdi dheeliyoo waligii sal dhigann adaa dhabarka saartee eray dhiiranoo dhaxalgaloo taamoo anigaa dhitaystee dhib hada joogtiyo dhiilada jacaylkaba adigaa dhunkaalaa wax kastoo dhacaba dheeman qaaliya tahay dhulka oo barwaaqa dhirtu ubax bixisoo ka dhargayno reeruhu adaa uga muuq dheer
Queue is empty
-- / --