jaccayl dhaboo
abidkii dhamaan
anaa dhabarka saartee
axdi dheeliyoo
waligii sal dhigann
adaa dhabarka saartee
eray dhiiranoo
dhaxalgaloo taamoo
anigaa dhitaystee
dhib hada joogtiyo
dhiilada jacaylkaba
adigaa dhunkaalaa
wax kastoo dhacaba
dheeman qaaliya tahay
dhulka oo barwaaqa
dhirtu ubax bixisoo
ka dhargayno reeruhu
adaa uga muuq dheer

jaccayl dhaboo
abidkii dhamaan
anaa dhabarka saartee
axdi dheeliyoo
waligii sal dhigann
adaa dhabarka saartee
eray dhiiranoo
dhaxalgaloo taamoo
anigaa dhitaystee
dhib hada joogtiyo
dhiilada jacaylkaba
adigaa dhunkaalaa
wax kastoo dhacaba
dheeman qaaliya tahay
dhulka oo barwaaqa
dhirtu ubax bixisoo
ka dhargayno reeruhu
adaa uga muuq dheer

Exit mobile version