caqli toosaneey garaad
allaa kuu dhashay wanaag
edabtiyo xishoodkana
hooyo kugu anqarisee
sida ubax udgooneey
indho deeraleeyyeey
ag jooogaag uun bay
naftu ku istareexdaa
ayaankuna ikaa sii
isku keen lamaanee
jacayl aamin lehna
waan abuurnay gacalo

ilwaad quruxeey ugbaad
asal dhalladeey amuuun
sharaftiyoo amaantaba
waad istaahishaayee
ilayskii arooryaad
afar iyyo tobnaadeey
eegmadaada nuuraay
ayaan ku indho kuushaa
ayaankuna ikaa sii
isku keen lamaanee
jacayl aamin lehna
waan abuurnay gacalo

Exit mobile version