VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Meerto - Lyrics

waa meerto dunidiye maalmaha is daba yaal mid waliba ayaanbuu mawlo gaar usiiyay maanta iigu daranaa mahadhadan i haysiyo murugo la ilmeeyee tiii igu marnaydiyo mattaantaydi waayoo madi noqo jacaylkaygii ma maaran naftaydani ku mudan xanuunkani walwal iyo mashquul baa maskaxdayda buuxshee maanta iigu daranaa mahadhadan i haysiyo murugo la ilmeeyee tii igu marnaydiyo mataantaydi waayee madi noqoy jacylkaygi
Queue is empty
-- / --