waa meerto dunidiye
maalmaha is daba yaal
mid waliba ayaanbuu
mawlo gaar usiiyay
maanta iigu daranaa
mahadhadan i haysiyo
murugo la ilmeeyee
tiii igu marnaydiyo
mattaantaydi waayoo
madi noqo jacaylkaygii

ma maaran naftaydani
ku mudan xanuunkani
walwal iyo mashquul baa
maskaxdayda buuxshee
maanta iigu daranaa
mahadhadan i haysiyo
murugo la ilmeeyee
tii igu marnaydiyo
mataantaydi waayee
madi noqoy jacylkaygi

Exit mobile version