VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Miyan xishooday - Lyrics

Xariirtii janada iyo Sida xuuralcayntaa Nafta xiiso galisaa 2x Xasuusta caashaqaay Xanuunka daaa 2x Miyan xansadey sidii fulay Miyan xishooday sidii hugur 2x Xalay ma cawayn Xisaabtii daa Xeerkiisa wacanbaa Sharaf lagu xurmeeyaa Aan xaqdhawrno caashaqa 2x Xareedadii xayaabiyo Xit caleen ladaaqdaa Xasuusbay la weheshaa 2x Culimadaa xadraysaa Xadiisbay kugu oogaan 2x Miyan xansadey sidii fulay Miyan xishooday sidii hugur 2x Xalay ma cawayn Xisaabtii daa Xeerkiisa wacanbaa Sharaf lagu xurmeeyaa Aan xaqdhawrno caashaqa 2x
Queue is empty
-- / --