VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Anaa kaaga roon mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Cabdi Dhaanto
Anaa kaaga roon

mugdi weeyee habeen la isma midab arkee
huunoo maadheey xaageen maalintii ka helaa
taan u jeelanahay xubno jalaqsanley
yaa jixaas iiiga dhiga jinta yaa iigu xidha
hablo muunad iyo muuqa kama sinee
yarta meesha mari ma mataantaydibaa
mudo badan ayaan maanka kugu hayee
adoon maya i dhihin kaalay midha janooy
afarto aabahaa dhalay iyo anaa kaaga roon hooyada

luqunteedan iyo laafya quruxsanleey
laan magooshoo kala tahay mara cadeey
askaxdiyo qalbiga marna kama baxdide
mar walbaba halkaad mari maankaygu raac
muruqiyo itaal maskax iyo aqoon
meel u wada socdaa danta meerin kara
inaguna mataal macna waxaa ka dhigan
inaan reer mudnoon danta meerina
afarto aabahaa dhalay iyo anaa kaaga roon hooyada

codkii Cabdi Dhaanto