VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Armaan jeebka kugu ritaa - Lyrics

axad iyo isniin aqal loo dhiseey arbaciyo ayaan wacan lagu aroos abshirtiyo ayaankaaga waan arkee af madoobeey khamiis baad ku aadan tahay marna ina aadeer marna ina abtaay ku jeclaadee armaan jeebka kugu ritaaa anigaa kuu ogoo istareex baad gali ala bari jiimcaha awliyaad tahaye inanyahay sabtida umadoo dhan baa kuu imaanaysee abshiraysaan ku idhi marna ina aadeer marna ina abtaay ku jeclaadee armaan jeebka kugu ritaaa
Queue is empty
-- / --