A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z

Banaadir miyay ku dhalatay Lyrics

beri iyo galbeed
yartaan laga boqraay
ma banaadir bay
ku barbaariyeen
hoyga xamar miyay
dugsi uga buxdooo
ma bakaarahay
baal ka dagi jireen
dhul adeedkaniyo
xamartan baaxada leh
naa ma boondheere iyo
suuq bacaad baad ka timid
casri weeyee midani
bal cajaladan qabo
kolba cayn baa imane

bahda yaaqshiid dagtiyo
barbaartii hawl wadaag
buulo xuubey miyaad
bah wadaag tihiin
xaruntii bulshada
badhtamaha muqdisho
waayar loo bogoo
dhana ugama baxin
boland iyo baqdaad
baariis uma socdee
bahwanaageey
banaadir maso booqana
casri weeyee midani
bal cajaladan qabo
kolba cayn baa imane

Queue is empty
-- / --