VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jigjiga - Lyrics

jigjigiyo wardheer naftu jamatayoo jiifsan waaayayoo xagaasaa la i jiidaya jarariyo shiniila u jeel qaboo hablihii joogaybaan u jibaysanahay jarati afdher baan u jimiimicoo jahada goday baa layga jiraaa jigjiga jigjiga jigjiga kaalay daawo jigjiga jigjiga jigjiga daaraheeda jigjiga jigjiga jigjiga u dalxiiso jigjiga jigjiga jigjiga ku damaashad liibaan baa jamaaday jana noqotayoo qoraxaydan jeclaabuu jir nooga da,ay jeexyihii nogbeed aan ku jabina o jaaawa geel kuu lise kaalay jalaqsaneey habla jalaqsanoo loo jiboodaa tihiine jecliyaa la joogiina loo jeelanaa jigjiga jigjiga jigjiga kaalay daawo jigjiga jigjiga jigjiga daaraheeda jigjiga jigjiga jigjiga u dalxiiso jigjiga jigjiga jigjiga ku damaashad
Queue is empty
-- / --