Heesta Maaweelo - Lyrics
huunoy ma muqdishaad ka timid
huunoy marta wabiga iyo
huunooy maalmihii aad maqnayd
huunooy meelo taagba idilay
kugu maaweeliyaa
kaama maarmo oo
muqdishaan kugu maaweeeliya
huunoy taahaye maan lulaay
huunooy mahadhadii naftaa
huunooy maan daweeyay qalbiga
huunooy yaad musbaaxiisa tahay
kugu maaweeliyaa
kaama maarmoo muqdishaan kugu maaweliya