VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaceyl aa lagula wadin - Lyrics

nafyahay iga yaabisee aadmiga ruux kugu neceb sideed u jeclaan kartaa sidee ruux aan inaba adiga arxan kuu galayn noolaha aadmiga joogiyo umada uga doorataa aheey nafyahay qaldani hadaad iga qaadan talo waxaan ku odhan lahaa go,aan adag qaada oo jacayl aan lagu wadin ayuu wakhti kaaga lumin nafyahay iga yaabisee aadmiga ruux kuugu neceb sideed u ag tagi kartaa sidee ruux ku inkiroo indhaha aan ku siin karayn sidee oontiyo biyaha awgii uga gu,i kartaa aheey nafyahay qaldani hadaad iga qaadan talo waxaan ku odhan lahaa go,aan adagg qaada oo jacayl aan lagula wadin ayuu wakhti kaaga lumin
Queue is empty
-- / --