VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Humaag baan ku arkaa - Lyrics

hiir baan laacaa hurdada markaan hinqadeen kacana hawiyo been buu noqdaa humaag baan kuu arkaa hadana hibashada kalgacal hadhkaygaan ku moodayaa hadaad halista jacayl faraxey iiga hiilin lahayd naftaydaan kuu huri lahaa haybad quruxiyo dadnimo hablaha adigaa u sitoo waliba ku hawaawiyaa anoo kuu heelan baad halistiyo wadnaha i goysa huq iyo ciil bay i badaa hadaad halista jacayl faraxeey iiga hiilin lahayd nafaydaan kuu huri lahaa
Queue is empty
-- / --