Heesta Nada - Lyrics
Ma ogtahay nadaay
Nudihii jidhkiyo
Udugii naftaay
Niyadiyo qalbiga
Xubi nuujiyaaay
2x
Nadarkaaga wacan
Naxariis indhaha
Inyar kugu nastaan
Unuglaa jacal
Noloshii ifkaay
Nidar caashaq Iga hoo
2x
Rajadad naliyo
nurkeda tahay
Nolol kaaba iyo
Nasabaa tahee
Nimco iyo kalgacal
Ku nago ifkoo
Naawilo wanaag
2x
Inan yahay naqiyo
Nada iyo dadaal
Rabi kugu nudaa
Lagu noogayoo
Nacab kuma higsado
2x
Kuma gobo nasiib
Anigana nasteex
Adaa ii noqdooo
Naruuroy midkale
Niyad uma hayeee
Nuxur caashaq iga hoo
2x
Rajadad naliyo
nurkeda tahay
Nolol kaaba iyo
Nasabaa tahee
Nimco iyo kalgacal
Ku nago ifkoo
Naawilo wanaag
3x