VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Walaal - Lyrics

hankaagu haduuu wacnaa walaalnimadaadu yaraa waxtar hadii aad lahayn waxsiintaadu xumaa wanaag waa halkiisee waxyeeladaada ka badan waxba aniga ha ii walwalin waynaha illaahay wakiil iigama tihide inaan kala weecanana aday kula wayn tahee aduunku walaal hakuu noqde walaal iga wayn hadaad ahayd adaa wacadkii gabee idkaa wax la iskugu yahee aakhiro waxba la isma taro walaal war beenaad rumaysatye maxaa wacay kala fogida waxba aniga ha ii warwarin waynaha illaahay wakiil iigama tihide inaan kala weecanana aday kula wayntahee aduunku walaal hakuu noqde
Queue is empty
-- / --