maxaan kaligay hamiyay
kuwii hii igu xigay
hareerkay maxaan ka dayay
muxuu igu dumay habeen
oo maxay simo hibiq igu tiri
hoobey hobeeya hobeey

hobeey hobeeya a hobeeyab
hobeey hobeeya a hobeeyab

hobeey caashaqagan hooya
hobeey caashaqu guursonaya
a hobeey wuu danbaabonaya
a hobeey hobelay hibooya
a hobeey hii an hoybaa

hobeey hobeeya a hobeeyab
hobeey hobeeya a hobeeyab

maxay talo iga hadh tidhi
maxaan diin mooday tiin
oo sidii caanaha hirqaday
habsaamayo nadalka dabay
oon u hoydaya meel an ogayn

hobeey hobeeya a hobeeyab
hobeey hobeeya a hobeeyab

hobeey caashaqu guursonowa
a hobeey uurka taganowa
a habeey uga hiilinowa
a hobeeya guur u haywaa

hobeey hobeeya a hobeeyab
hobeey hobeeya a hobeeyab

badweynta maxaan hirqaday
maxaan gacan haadis galay
maxaan u bahalasta idhi
intaan naftu hab odhan
ooy kaluun le hayaa odhan

hobeey hobeeya a hobeeyab
hobeey hobeeya a hobeeyab

Exit mobile version