VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Allah meeday - Lyrics

mawjad xoglaa i maquuntoo mijihiibaan meel la waayee la i malagyoo jacayl murugadii waa masiiboo maantuu i helee musanaabee adna murugada ha i moogaan miirkibay la tagtee meedya mooyiye meeday aaway maanqaadee meeday mooyiye meeday ala meeday mahayee meeday kama maarmi karee meeday naftu muhatoo maarmi waydoo muusanawdoo ku dulmeeroo meelaan joogaaba aday muuqdoo midakaagay i hor maraayee aday maganiyo marti kuu tahee ha igu moogaan miirkibay la tagtee meedya mooyiye meeday aaway maanqaadee meeday mooyiye meeday ala meeday mahayee meeday kama maarmi karee meeday
Queue is empty
-- / --