VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dadoow Dadoow - Lyrics

taariikhda xadiiska xididkeeda jira hadaan xuub la saarin dumar waa la xulan jiray xodxoda dooonka guurka hadii xarigu laba sugo xad gudub aad samaysiyo xumaan gaara maahee ragoow xaqsoorka dumarka yaan loo xil fududaan xiliyada silsilada xadhigooda taxahaa hadaan xubin la raacaa dumar waa la xulan jiray xan dhoobadii damacu hadii xasadku laba sugo xeerkii islaamkiyo maad xumayn dhaqanka ragoow xaqsoorka dumarka yaan loo xil fududaan
Queue is empty
-- / --