waxaan la yaabay
ama la yaabay
ma ladoo ladaneey
adigaa i lumiyee
lumiyeee lumiyee
ladaneey labadeenu
aan lamaan ahaanoo

waxa i lurayaa
ama u laab kacay
ma ladoo ladaneey
adigaa i lumiyee
lumiyee
ladaneey labadeenu
aan lamaan ahaanoo

Exit mobile version