VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aniga ku arkooda - Lyrics

ILAAHII ku abuuray eed malehee aqoontoo kaa xumaataybaa i tidhee aniga ku arkoodaa ayaan daranee aqoontaydii yaa iiga soo celiyoo calooshayda yaa ka soo cula oo caadiyo iga saara ceeryaanee ayaanba ninbay abeeso cuntaa eedaadka naftaydu irkatoo adkayso waa i noo ayaan kale e
Queue is empty
-- / --